DHAGEYSO:-Xildhibaanada Koonfur Galbeed oo loogu baaqay in markale aysan soo dooran Shariif Xasan

0

Suldaan Saciid Sheekh Maxamed oo ka mid ah Salaadiinta ka soo jeeda Degaanada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay in Fariin Culus uu u dirayo Xildhibaanada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya,isla markaana waxa uu uga digay in ay markale ay soo doortaan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan,maadama sida uu tilmaamay inta uu xilka hayo uusan waxba ka qabanin Xaaladaha ka taagan Degaanada Maaamulka Koonfur Galbeed.