DHAGEYSO:- Shacabka Puntland oo ka damqada dilka lagu hayo ganacsatada Somaliyeed ee Koonfur Africa

0

iyado Ganacsato somaliyeed dil iyo dhac loogu gaaysto dalka Koonfur Africa ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay shacabka Puntland ,iyago cambareyeey dhibaatada lagu hayo dadka somaliyeed ee ku ganacsada dalkaas.