DHAGEYSO:- Gabar Gaalkcyo kunool oo Dadka Somaliyeed Cawimaad ka dalbatay

0

Istarliin Faarax Cabdi oo kamid ah Gbadha somaliyeed ayaa maanta mar ay soo booqtay Xarunta Allgalgaduud Media xarunta Gaalkcyo waxay ka dalbatay shacabka Somaliyeed in la caawiyo

Gabadhan ayaa buro kaso baxday Minka ,waxayna sheegtay in loo bahanyahay lacag lagu qalo iyado shegtay in dalka dibadiisa an waxba looga qavan kariin.