DHAGEYSO:- Wasiir Puntland katirsan oo sheegay hirgalinta Mashaaric Cusub

0

Wasiirka Wasaaradda degaanka Dalxiiska iyo duurjoogta Puntland Cali Cabdulaahi Warsame oo Allgalgaduud Media waraysi siyaay ayaa ka hadlay mashaaric uu ka daahfuray gobalada Nugaal iyo mudug ,isagoo Gaaray magaaladda Burtinle.

Wasiirka ayaa sheegay in mashaaricdas ay Wasaaradiisu fulinayso ay yihiin kuwo biyo xireeno ah ,lagana Fulinayo degmooyinka iyo tulloyinka Puntland.