DHAGEYSO:- Naafadda Cabudwaaq oo daryeel la’aan ka Cabanaya

0

Naafada kunool magaaladda Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa ka cabanaya xaalad Bini’aadnmo oo haysata ,iyago warbaahinta kula hadlayaay Magaaladda Cabudwaaq ayaay sheegeen in xaalad adag ay ku suganyihin ,isla markaana wax cawimad ah haba yaraate aysan helin.

Hoos kadhegayso Warbixin