DHAGEYSO:- TOP NEWS Xildhibaano Barlamaanka ka tirsan oo edeyeey Xukumadda Farmaajo

0

Magaaladda Muqdisho Maalmahan waxaa shir waddatashi ah uga socday Xildhibaano katirsan labada Golle ee Barlamaanka Federaalka Somaaliya,kaas oo looga hadlayaay Xaaladda Siyaasadeed ee dalka ,waxaana ay ugu dambeyn shirkaas waddatashiga ah ay kaso saareen Warmurtiyeed.