DHAGEYSO:- Saldhig laga dhagax dhigay Magaaladda Baran

0

Gudoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Ismaaciil Ciyoon oo maanta waraysi gaar ah siiyay Allgalgaduud Media ayaa waxa uu ka waramaya Xabsi wayn oo laga dhegax dhigay Degmada Baran tan iyo wixii ka dambeeyay bur burkii dowladdii dhexe ” kaas oo lagu dhisayo si iku tashi ah .

Gudoomiyaha waxaan ka waraysanay sidookale halka ay wax marayaan mashaariicdii horumarineed ee degmada ka socday sida “Wadada Ceel Daahir iyo Ceerigaabo dhismihii Jaamacada Maakhir ,iyo Garoonkii Diyaaradaha ee Degmada .