DHAGEYSO:- Arragtida shacabka Puntland ee Misaaniyada

0

Baarlamaanka Puntland ayaa shalay Ansixiyay Miisaaniyad sanadeedkii 2017 2018 oo la sheegay in uu hoose udhac uu ku yimid , waxaan al soo xiray Kalfadhigii 41-aad oo socday mudo labo bilood ah .

Qaar kamid ah shacabka Puntland oo warbaahinta la hadlayaay ayaa siyaabo kala duwan arragtidooda uga dhibtay hoos u dhaca kuyimid Misaaniyadda.