DHAGEYSO:- Waxgaradka Puntland oo ka hadlay dhismaha Golaha degaanka Bosaso

0

Suldaan Maxamuud jaamac yuusuf oo kabmid ah Sallaadiinta Puntlan ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aadan golaha deegaanka ee dhawaan loo dhisayo degmada Bosaso waxana uu ku baaqay in xil la iska saaro soo xulida golaha deegaanka iyo duqa cusub ee ay yeelaneyso magaalada Boosaso.

Sidoo kale waxa uu ka hadlay sicirbararka maciishadda iyokulankii barlamanka puntland ee ku sabsanaa arimaha DPWORLD