DHAGEYSO:- Haweenka Somaliyeed oo sheegay in dalka ay hogaamin karran

0

Iyado doorashada dalka kadhacaysa 2020 diyaar Garow xoogan loogu jiro ayaa waxaa jira in haweenka Somaliyeed ay doonayaan in xilka Madaxtinimada isku sharaxaan,xili RW khayre uu kadhawaajiyeey in Haweenka ay soo dhaweynayaan inay musharax madaxweyne noqdaan.

Hadana Haweenka somaliyeed ayaa soo dhaweyey hadalka RW khayre ,iyago ku tilmaamay mid hami galinaysa haweenka somaliyeed.

Farxiyo Cali shire waxay kamid tahay haweenka Kunool Magaaladda Cabudwaaq ee gobalka Galgaduud waraysi ay siisay Allgalgaduud ayeey ku sheegtay in haweenka Somaliyeed ay qaban karran Hogaanka dalka sanadka 2020.