DHAGEYSO:- Dowladda Somaaliya oo faah faahisay daabacada Lacagta Cusub

0

Raiisal wasare kheyre ayaa shir gudoomiyey kulan ay ka qeyb galeen deeqbixyaasha soomaliya kaas oo looga arinsanayey sidii Soomaliya lacag cusub u soo daabacan laahyd .

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Somaaliya Cabdiraxmaan Ducaale bayle oo warbaahinta la hadlayaay ayaa sheegay sheegay in dowladda somaaliya sida ugu dhaqsiyaha baddan usoo daabici doonto lacagta cusub ee somaaliya.

 

HOOS KA DHAGEYSO