DHAGEYSO:- Sidee u waddashaqayn Karaan Booliska iyo Shacabka

0

Markay noqoto sugida amaanka iyo kahorta falaalka lidiga ku ah amaanka waxaa iska kaashada gacmo waddajira oo wada shaqeeya,Booliska iyo shacabkana makala maarmaan ,iyado loo bahanyahay Booliska iyo shacabka inay wadashaqeyaan ,hadaba wadashaqeyn intee la eg ayaa dhex marri karta shacabka iyo Booliska.

Waa Su’aalo an hordhignay shacabka Puntland oo ka hadlay qaabka ugu wanaaagsan ee ay u wadashaqayn karran shacabka iyo Booliska ,oo inta baddan caqabado kala duwan soo kala dhexgalaan.