DHAGEYSO:- Cabdi iley Xagu ku dambeyaay , Ma Jeel Ogadeen

0

Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Somaalida Itoobiya Cabdi maxamuud Cumar iyo saraakil horey uga tirsana dowladiisi ayaa maanta loo taxaabay Xabsiga ,iyado warbaahinta lagu soo bandhigay muqaalka Maxamud cabdi cumar oo askar dhinac socdaan laguna qaadayo Gawaari.

Hoos kadhageyso Warbixin