DHAGEYSO:- Aqoonyahan ka hadlay shir kadhacay Addis Ababa

0

Dhawaan isbadel xaga maamulka ah ayaa kadhacay dalka Ethiopia gaar ahaa dowlad deegaanka somalida degto,
Isbadelkaas waxa uu yimid markii dad badan ay ka horyimaadeen madaxweynihi katalinayey dowlada deegaanka somalida Ethiopia ee cabdi maxamuud cumar,kadibna xilkii laga qaaday, markii rabshado ballaaran ay halkaas kadhaceen, waxaana madaxweyne loo magacaabay mustaf muxumad cumar.

Hadaba dhawaan ayaa ra’isalwasaaraha dalka Ethiopia Dr Abiye Axmed waxaa shirweyne kuqabtay magaalada Adiss ababa, kaas oo ay kazoo qeybgaleen masuuliyiinta dowlada deegaanka somalida Ethiopia, siyaasiyiin, aqoonyaho iyo waxgarad shirkaas lagu casumay.

Saalax Macalin cabdiraxmaan oo kamid ah dadkii ka qeybgalay shirkaas ayaan ka wareysanay waxa uu shirkaas kusaabsanaa.121212_011