DHAGEYSO:-Haweenka Aqoonyahanka ah ee Puntland Ku Dhawaaqay War Ka Nixiyey Muuse Biixi

0

Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa weli ka aloosan xiisad dagaal oo u dhexaysa Puntland iyo Soomaaliland oo tan iyo bishii 1aad ee sanadkaani deegaankaasi isku horfadhiyey dhowr jeerna ku dagaalamay.

Haddaba qaar kamid ah haweenka aqoon yahanka ah ee Puntland ayaa ka hadlay duulaanka Soomaaliland ee gobolka Sool waxaana ay soo bandhigeen siro badan oo dahsoonaa inta aysan dagaal ku dhawaaqin iyo inay hubka qaadayaan.