DHAGEYSO:- Xildhibaan Fariin u diray Musharixinta Xilka Madaxweyne Puntland

0

Xildhibaan cali Dhega cade oo kamida Baarlamanka Puntland ayaa fariiin udiray Musharixiinta u taagan Doorashada 2019 lagu wado inay ka qab soonto deegaanada Puntland.

Xildhibaanka oo Warbaahinta kula hadayaay Garoowe ayaa ugu baaqay Musharixinta inay noqdaan kuwa daacad ah oo danta iyo dalkaba u shaqeeya.