DHAGEYSO:- Guddoomiyaha Gobalka Sool oo ka haday dad shacab ah oo lascanood lagu dilay

0

Gudoomiyaha Gobolka Sool Abukar C/raxmaan Gelle ayaa ka hadlay xaalada magaalada Laascaanood iyo dad shacab ah oo Somaliland ay ku laysay gudaha magaalada Laascaanood,

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Maamulka Somaliland oo dad shacab ah ku xasuuqay Gobalka sool,isagoo ku hanjabay in dadkaas loo aari doono dhawaan