Dad-weyne fara-badan Ayaa Labada Rakco Ee salaadda Ciidda Waxa Ay Ku Tukadeen Barxad Weyn Taas Oo Ay Maamulka Degmada U Diyariyeen Salaadda Ciida.
Wasiiro Xildhibaano ka Tirsan Galmudug Iyo Maamulka Degmada Ayaa Dadweynaha Cadaado Waxa Ay Salaadda Ciida Kula Tukadeen Barxad Weyn Oo Ku Taal Gudaha Magaalada Cadaado.