Akhriso:-Wasaaradaha Kuluumeysiga Federaalka Iyo Dowlad Goboleedyada Oo 4 Qodob Ku Heshiiyey

0

Wasaaradaha Kaluumeysiga ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada ayaa  ku heshiiyay in ay wada shaqeyn yeeshaan, meel looga soo wada jeesto kaluumeysiga sharci-darada ah, dakhliga ayaa sidoo kale lagu heshiiyey, is dhaafsiga macluumaadka, iyo dhismaha hey’ad cilmi baaris iyo hey’adda kaluumeysiga Soomaaliyeed ayaa ka mud ah waxyaabaha lagu heshiiyay.