DHAGEYSO:- Saraakil Somaliland kaso goosatay oo Puntland saldhigyo ka samaystay

0

Todobaadkan waxaa dhinaca Puntland usoo goostay Saraakil ka tirsana Ciidanka Somaliland ee gobalka sanaag ,kuwaas oo sheegay inay garteen in Puntland dhinaceeda so adan ,waxayna shegeen in Somaliland ay ku socoto khalad iyo dhulboob.

Saraakishan Puntland soo gaaray waxaa kamid ah Gen Caare iyo Ciidamo uu hogaaminayo waxaana maanta ay fariisimo muhiim ah ka samaysteen Duleedka Magaaladda Qardho ee xarunta gobalka Karkaar.

Genaralkan oo Warbaahinta qardho kula hadlay ayaa sheegay in Puntland si wanaagsan usoo dhaweysay,wuxuuna ka hadlay ujeedka dhabta ah ee ugasoo goosteen Somaliland.