DHAGEYSO:- Maamulka degmadda Balanbale oo Itoobiya Gadiid lasoo dhacay ku wareejiyeey

0

Maamulka degmadda Balanballe ayaa Saraakiil ka socotay Itoobiyaha ku wareejiyay Gaari laga soo dhacay Qowmiyadda Oromadda,iyado kulan kadhacay Magaaladda Balanbale ay ka qayb galeen masuuliyin kala duwan.