Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada oo Shir Deg-Deg ah Yeelanaya

0

Golaha iskaashiga Maamul Goboleedyada Dalka ayaa iskugu imaanaya shir Deg deg ah oo ay Kuyeelanayaan Magaalada Kismaanyo Ee Xarunta Kumeelgaarka Maamulka Jubaland.

shirkaan ayaa Lafilayaa in looga hadlo arimo badan oo Laxariira Danaha Qaranka iyo Maamul Goboleedyada.

Halkaan Ka akhriso Warqada La,iskugu yeeray Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka.