DHAGEYSO:- Wasiir Cawad oo ka hadlay sababta lagu yeeray Mas’uuliyiinta Safaaradda Soomaaliyeed ee Sudan

0

Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha dibadda xukumadda Somaaliya ayaa faah faahin dheraad ah warbaahinta ka siyeey sababta lagu yeeray Mas’uuliyiinta Safaaradda Soomaaliyeed Ee Dalka Suudaan,iyado masuuliyintaas lagu baaqay deg deg inay muqdisho ku yimadaan.

Wasiirka ayaa sheegay in la fulinayo amarkii RW khayre ee ahaa in dhamaan Masuuliyiinta saafaradda somaaliya ee sudan inay dalka yimadaan.

1920764851295304