DHAGEYSO:-Guddoomiyaha G/Wakiilada Soomaaliland Oo Xil Ka Qaadis Sameeyey

0

Warar aan ka helanayo caasimada soomaaliland ee hargaysa ayaa waxa ay sheegayaan in xilkii Laga Qaaday Guddoomiyihii Guddiga Dabagalka Iyo Ilaalinta Hantida Soomaaliland Xildhibaan Naasir Cali Shire.

Warqad Kasoo Baxday Xaafiiska Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Maamulka Soomaaliland Baashe Maxamed Faarax Ayaa Lagu Sheegay Xil Ka Qaadista Xildhibaan Naasir Cali Shire.

Dhinaca Kale Xildhibaan Naasir cali Shire Ayaa Waxa Uu ka Hadlay Xilka Qaadista Lagu Sameeyey Waxa uuna Tilmaamay In Markii Horeba Uu ka War-hayey In Xilka Laga Qaadi Rabo.