DHAGEYSO:- Guddoomiyaha Gobalka Sool”Somaliland Sool masii haysan doonto ”

0

Guddoomiyaha Gobalka Sool ee Puntland oo Barnaamij dood ah oo kabaxayaay Radio daljir ka qayb qadanayaay ayaa ka hadlay xaaladda gobalka Sool iyo dhaqdhaqaaqi ugu dambeyaay ee Puntland doonayso inay kusoo celiso gobalka oo somaliland gacanta ugu jira.

Abuubakar Cabdiraxman ayaa sheegay in xaladda gobalka Sool uu dagaal uu kujiro ,isla markaana Ciidamadda Puntland howlgalkii ugu cuslaa ay wadaan Ciidamadda Puntland Maalmahana ay la wareegi donaan Tukaraq iyo degaanada kale ee Gacanta Somaliland kujira .