DHAGEYSO:- Ciidamadda Amniga Cabudwaaq oo howlgal kabilabay degmadaas

0

Ciidamada Amniga degmadda Caabudwaaq ayaa sameeyay howl-gal ay ku soo qabteen Hub si sharci darro ah loogu dhexsitay magaaladda,waxaana qaar kamid ah shacabka oo Daljir la hadlay ay ka hadleen howlagaladas ,iyago siyaabo kala duwan usoo dhaweyaay.
Warbixin Ciidamada Amniga degmadda Caabudwaaq ayaa sameeyay howl-gal ay ku soo qabteen Hub si sharci darro ah loogu dhexsitay magaaladda