DHAGEYSO:-Galmudug Oo Arin lagu farxay Maxay Tahay?

0

Maamulka Galmudug ayaa waxa ay ku dhaqaaqday Tallaabo Aad umuhiimsan sida la aaminsan yahayna in lagu daydaa ay mudan tahay.

Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Galmudug ayaa qabatay Barnaamij lagu soo bandhigayo Hidaha iyo Dhaqanka iyo Hal Abuurka Ganacsiyada Dadka Hibada Alle Siiyey.

Magaalada Cadaado Ee Caasimada Ganacsiga Galmudug ayaa lagu soo bandhigay Bandhigaasi oo dad badan ay ka qeyb galeen waxyaabo kala duwana lala soo shartegay.

Qaarkood Qurba joog ayaa kasoo qeyb galay oo dhiiri geliyey sida dadka Hankooda loogu muujin lahaa dedaal iyo inay sii kordhiyaan hamigooda.