DHAGEYSO:- Cali Xaaji oo Fariin Xasaasi ah u diray Gaas

0

Cali Xaaji Warsame oo kamid ah musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimada Puntland ayaa ugu baaqay Madaxwayne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas inuu ka shaqeeyo siddii Puntland Doorasho uga dhici lahayd Puntland sannadka 2019-ka .

Siyaasigan ayaa dhinaca kale ka hadlay Xaaladda Puntland iyo xiliyadda Doorashadda Puntland ay dhacayso ,isago shacabka Puntland sido kale la hadlay