DHAGEYSO:- Hay’adda Tayodhowrka Puntland oo Garoowe kulan xasaasi ku qabatay

0

Hay,ada Tayadhowrka Puntland oo shaqeynays mudo sanad ah ayaa garowe ku qabtay kulan wada tashi ah oo looga hadlayo shaqada hay,ada iyo waxyaabhiiu qabsoomay waxaana kulanka ka qeyb galay wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Puntland .