DHAGEYSO:-Dowladda Soomaaliya oo la sheegay in ay tahay Dowlad ayada is Amaanta, wax qabadna aan laheeyn

0

Siyaasi Abshir Maxamed Aadan oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in Dalka ay ka jirto Dowladda iyada Is amaaneysa Marka ay Warbaahinta la hadleyso,isla markaana ay la dhacayaan Dadka aan marka Dalka ku sugneen,lana soconin Xaaladda Dhabta ah ee ka jirta Gudaha Dalka Soomaaliya,waxa uuna tilmaamay in hadalada ay jeedinayaan Madaxda Dalka aysan aheyn kuwa Xaqiiqda ka hadalaya.