DHAGEYSO:- TOP NEWS Puntland oo soo dhaweysay isbadalada Ethopia kadhacay

0

Wasiirudawlaha Madaxtooyada iyo Iskuxirka Golayaasha dawlada ahnaAfhayeenka Puntland Cabdulahai jaamac quraancejel oo warbahainta kula hadlay Madaxtoyada Puntland ayaa ka ka hadlay hanti laga soo dhacayo DDSI kuwaas oo lala soo galayo Xuduudaha Soomaliya ay la wadaagto Ethopia ka dib markii kala Danbeyntii DDSI Ay luntay .

Afhayeenku wuxuu sheegay in Puntland aysan Aqbaleyn laguna Haysan karin dhulkeeda Hantidaas Baabuurta u badan sida u sheegay ayna gacan ku dhigi doonto si ay ugu celiso cidii lahayd .

Wuxuuna Carabka ku dhuftay meelaha ay ka soo galayan Xuduuda Gobolada Gudug iyo Togdheer ay la wadagan Ethopia .wuxuuna yiri