DHAGEYSO:-Muuse Biixi oo Go’aan Lama Filaan ah Ka Helay Saraakiisha Habaryoonis Kadib Hanjabaaddii Gen Caarre

0

Wasiiradii hore ee arrimaha gudaha maamulka Somaliland Cali Waran Cadde iyo warfaafinta Cadaani ayaa gurmad xoogan u fidiyey hogaamiyaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi kadib markii ay kaga dhawaaqay gudaha magaalada Hargeysa qorshe iyo shirara dhabar jab ku ah Beel weynta Gar-xejis oo uu kasoo jeedo Waran Cadde.