DHAGEYSO:- Barlamaanka Puntland oo maanta Ansixiyeey Xeerka Maalgashiga

0

Barlamaanka Puntland oo kujira Kalfadhigoodii caadiga ahaa ayaa maanta kulankoodi ku meel mariyey Xeerka Maalgashiga Puntland ,waxaana goobta kalfadhiga xaadir ku ahaa inta Badan mudanayaasha Barlamaanka Puntland.