DHAGEYSO:-Waxgaradka Galmudug oo baaq ka soo saaray shaqaaqo ka dhacday duleedka Magalada Galkacyo

0

Aqoonyahano waxgarad iyo siyaasiyiin ka soo jeeda galmudug oo kulan ku yeeshay magalada galkacyo aaya waxa ay ku baaqeyn in la joojiyo didirta ka soo cusboonatay magalada galkacyo ee gobolka mudug  kadib markii duleedka  magalada galkacyo iska hor imaad uu  ku dhexmaray labo meleshiyo beeleydo  hubeysan oo ku muransan dhul ku yaal duleydka magalada galkacyo   kaasoo sababay dhimashada ilaa iyo sedex  ruux iyo tiro kale oo ku dhawacantay  iska horimaadkaasi

Waxgaradka  kulmay ayaa wax ay sheegay in colaada la joojiyo wax walbana lagu dhameyo wada hadal iyo isfahan  si uusan soo laaban dagaal kale oo dad ay ku dhintaan