DHAGEYSO:-Siyaasi guul ku tilmaamay xariga Madaxweynihii hore ee DDSI

0

udoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka dalka Kenya ahna siyaasi falanqeeya arimaha gobolka Faarax Macalin ayaa guul ku tilmaamay Iscasiladii madaxweynaha Dowlada degaanka Itoobiya isagoona sheegay in uu dad badan laayay waxa uuna wax lagu farxo ku tilmaamy xarig lasheegay in loogaystay cabdi Maxamuud walow aan lahubin in laxiray.

Hadalka Siyaasi Faarax Macalin ayaa ku soo beegmaya xilli ay xaalada kacsan kajirto dhulka dowlada Deegaanka Soomalida Itoobiya.