DHAGEYSO:- Siyaasi Buuba oo ka hadlay Xiisada Jigjiga

0

Siyaasiga Ismaacil hure Buuba oo warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa ka hadlay rabshadihii dhawaan kadhacay Magaaladda Jigjiga ,isago sheegay in aad uga xunyihiin rabshadahaas iyo dadkii ku dhintay.

Shacabka ayuu ugu baaqay inay is dajiyaan kana shaqeeyan sidii ay uga fa’idaysan lahayeen Nabada ay haystaan.