DHAGEYSO:-15 ruux oo ku dhimatay dagaal beeleed ka dhacay duleedka kismaayo

0

Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku geeriyootay tiro intaasi ka badanna way ku dhaawacmeen dagaal beeleed maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay deegaanno hoos taga magaalada Kismaayo ee xarrunta gobolka Jubbada Hoose.

Dagaaladan ayaa ka dhashay muran la xiriira lahaanshaha dhul taasi oo maalmo ka hor maamulka jubbaland uu ka soo saaray amaro culus balse ma dhaqan galin amaarkaasi