DHAGEYSO:- Xildhibaan Warfaa Sadiq oo ka hadlay Safarkii Khayre ee Puntland

0

Xildhibaan Saadaq warfa oo ka mid ah Mudanayasha Barlamanka Soomaliya oo ka mid ah gudiga difaaca Baarlamanka kana mid ahaa waftigii raisal wasare kheyre ee Puntland ayaa Warbaahinta uga waramay Safarka raisal wasaraha iyo waxyabah uu kala kulmay .

Sidoo kale Saadaq oo Warbaahinta ay wax ka weydiisay Halka uu Marayo shismaha Ciidanka qaranka ayaa sheegay inay ku rajaweyn yihin in ciiidanka si dhakhso ah looo dhameystiro Hawlhiisa wuxuuna ka waramay shirkii dhawaan soomalida iyo beesha Caalamka ee ka dhacay wadanka Belgamka oo uuu ka qeyb galay .

Ugu Danbeynti Saadaq ayaa wax laga weydiiyay tilaabooyina ay dawlada soomali ka qaaday la dagaalanka musuq maasuqa oo masuuliyiin dhowr ah loo qabtay.