DHAGEYSO:- Mid kamid ah shacabka Jigjiga oo Allgalgaduud u waramay

0

Mid kamid ah shacabka Ku dhaqan magaaladda Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Somaalida Itoobiya oo Waraysi gaar ah siyeey Warbaahinta Caalamiga ah ee Allgalgaduud ayaa ka hadlay xaaladda Magaaladda Jigjiga iyo rabshadihii kadhacay Maalmihii u dambeyeey kadhacay magaaladdas.

Dhinaca kale Shaqsigan oo Magaciisa an qarinay sababo Amni Awgeed wuxuu ka hadlay iscasilaadi Maxamuud Cabdi Cumar iyo shacabka Magaaladda jigjiga siday u arkaan.