DHAGEYSO:- Golaha Amniga Jubbaland oo Qodobo kaso saaray Dagaalka Duledka Kismaayo

0

Maamulka jubbaland ayaa ka hadlay maanta dagaal beleedyo kadhacay duleedka Magaaladda Kismaayo oo u dhaxeeya labo belood oo wadda daga gobalka Jubada hose,

Gudiga amniga jubbaland oo kulan yeeshay ayaa qodobo kaso saaray dagaal beleedkas,waxaana warbaahinta u akhriyeey taliyaha qaybta Booliska ee gobalka jubada Hosoe gashaanle sare Maxamed Naasir Guleed.