DHAGEYSO:-Faah Faahin Bam gacmeed lagu Weeraray Xarunta Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

0

Wararka anu ka heleyno Xaafada Galmudug ee Degmada Hodan,ayaa sheegaya in Xalay Kooxo hubeysan ay Bam gacmeed ku tuureen Xerada Ciidanka Asluubta ee ku taalla Agagaarka EX Afgooye.

Goob jooge ka mid ah Dadka Degaanka ayaa sheegay in Maqribkii Caawa Bam Gacmeed lagu tuuray Xerada Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed taas oo aan la ogeyn Khasaaraha ay geystay,waxa uuna tilmaamay Goob joogaha in markii Ciidanka lagu Tuuray Bam Gacmeedka ay Rasaas ay dhinacooda ay fureen