DHAGEYSO+SAWIRO:- Barlamaanka Puntland oo su’aalo Xasaasi ah weydiyaay Masuuliyin

0

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta su,aalo weydiiyey Masuulyiinta Wasaaradda Hawlaha guu dee Puntland Hay.ada Wadooyinka Puntland ee P H A iyo Shirkada Isxilqaan ee dhiseysa wadada Xarfo ilaa jalam oo shaqdii Had ay u taagan tahay Arima la xiriiiq khilaaf ka dhex jira Hay.adii lacagta ay soo marinayeen deeq bixiyaashi bixin laha lacagta wada ku baxaysa .

Baarlamanaka ayaana dhawaan gudi ay u diray wadadaas waxaana gudigii ay warbxin siiyeen mudanayaasha baarlamaanka Puntland oo ugu danbeyntii iyana u yeeray masuulyiintaan.

Masuuliyiinta aan ku ku soo Xusnay ayaana Baarlaamnka siiyey warbxin ku aada sababaha mashruucaas Puntland Muhiimka ugu ah uu u Xaniman yahay weli oo lagu wday in mar horeba Xariga laga jaro .

Intaas ka dib ayaa su,aalo ay mudanayashu ay wydiiyeen masuulyiinta ka dib la fasaxay masuulyiintaas intaas ka dib ayaan mudanayaasha oo isku Haray ay Gudi u Xil saareen inay ka soo tale bixiyeen Tilaabooyinka lagudboon Barlamanka ee ka qaadan karo Arima badan oo isku Murugsan oo Golaha la Horkeenay .http://www.allgalgaduud.net/wp-content/uploads/2018/08/Barlaman-p5.jpg