DHAGEYSO:- Musharax Qurbaawi ” Jabuuti Abaalbadan ayaay noo gashay ”

0

Musharax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Siciid Cali Axmed Qurbaawi oo warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay muranka kadhashay safarkii Madaxweyne Farmaajo uu ku tagay Asmara,isla markaana uu ugu baaqay Qaramada Midoobey in cunaqabaynta hubka ah ee saaran Eretaria laga qaado arrinaas oo Dowlada Jabuuti ka carootay.

Qubaawi ayaa sheegay in Dowladda Jabuuti waxyaabo baddan u qabatay shacabka Somaliyeed si wanaagsana u tageertay dowladda Somaaliya,wuxuna ugu baaqay dadka dhalilaya Jabuuti ay iska dayaan dhaliisha.

Heshiisyadi dowlada Federaalka iyo Dowladda Eretaria ,isago sheegay in dowladda Farmaajo heshiis ay la gali karto Dowladaas.

Arrimo Badan oo Xasaasi ah ayu ka hadlay Musharaxa oo jooga dalka Maraykanka