TOP NEWS:-Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Garoowe Ka Furmay.

0

Waxaa xarunta wasaaradda maaliyadda dowladda Puntland ee Garoowe ka furmay shirkii golaha wasiirada dowladda federalka ah ee Soomaaliya, waxaana halkaasi ku sugan madaxweynaha Puntland iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre.