TOP NEWS:- Wasiirka Wasaarada Maaliyadda oo shaaciyay in loo tartamayo xilka Guddoomiyaha Bangiga dhexe.

0

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo markii ugu horeysay ku dhawaaqay in loo tartamayo xilka guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya.

Wasiirka ayaa Bogiisa Twitterka ku yiri “Waxaa farxad noo ah in aan ku xayaysiino xilka Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya taas oo muhiim u ah horumarinta Maaliyadda.Waxaan kuso dhaweyna qof walba oo leh aqoonteeda leh” ayuu yiri wasiirka Maaliyadda.”

Waa talaabo weyn oo dowladu u qaaday daah furnaanta waxa ayna muujinaysa sida ay uga go’an tahay dowladda federaalka hagaajinta maamulka Maaliyadda Soomaaliya.

Link ga aqriso shuruudaha qofka doonaya inuu xilkaasi u tartamo

http://jobs.economist.com/job/18311/governor/