DHAGEYSO:-Maxa ka soo baxay shirkii golaha wasiirada soomaaliya ee garoowe lagu qabtay?

0

Waxaa Magaaalada Garoowe lagu soo gaba-gabeeyey shirkii wadajirka ahaa ee golaha wasiirada Soomaaliya iyo Puntland, waxaana markii uu soo dhammaaday warbaahinta la hadlay afhayeenka madaxtooyada Puntland Cabdullaahi Quraan-jecel.

Hoos ka dhageyso wasiirka warfaafinta soomaaliya oo warbaahinta kula hadlay garoowe.