Gudoomiyihii hore ee gobolka Sool Cabdi Kharye Dirir ayaa ka hadlay sababaha looga qaaday xilkii uu ugu magacownaa Soomaaliland
Dirir ayaa sheegay in xilku meerto yahay xili uu ka gaabsanayey su’aalo dhowr ah oo la xiriira xil ka qaadistiisa, dhawaan hogaanka maamulka Soomaaliland uu ka sameeyay.