Boqor Burhaan Boqor muuse oo ka hadlayaay shir shalay lagu soo gabagabeyaay qardho ayaa ugu baaqay labada belood ee heshiiska gaaray inay ka shaqeyaan Nabadda isla markaana iska ilaaliyaan khilaaf markale soo kala dhexgala.
Home Dhacdooyinka Todobaadka DHAGEYSO:- Boqor Burhaan oo ku baaqay in la joojiyo colaada dhinaca Beelaha