DAAWO:-Puntland oo Hadda Ka Hadashay Shirkii Golaha Wasiirada iyo Khilaafkii Taagnaa

0

Waxaa Goor Dhoweyd Magaaalada Garoowe lagu soo gaba-gabeeyey shirkii wadajirka ahaa ee golaha wasiirada Soomaaliya iyo Puntland, waxaana markii uu soo dhammaaday warbaahinta la hadlay afhayeenka madaxtooyada Puntland Cabdullaahi Quraan-jecel.

Hoos ka daawo muuqaalka

Shirkii

Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii Ka Socdey Garoowe======================================Waxaa Goor Dhoweyd Magaaalada Garoowe lagu soo gaba-gabeeyey shirkii wadajirka ahaa ee golaha wasiirada Soomaaliya iyo Puntland, waxaana markii uu soo dhammaaday warbaahinta la hadlay afhayeenka madaxtooyada Puntland Cabdullaahi Quraan-jecel.

Slået op af Puntland Filmsᴴᴰ i Torsdag den 2. august 2018