DHAGEYSO:- Siyaasi Cali Xaaji waa wax laga xumaado in RW Khayre

0

Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo ku sugan magaaladda Garacad ee gobalka Mudug ayaa ka hadlay dhagax dhigi dekadda Garacad oo ay kaso qayb galeen masuuliyin kala duwan oo u ugu horeyo madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo issimo kala duwan.

inkasto la sugayaay in Dekadda Garacad uu dhagax dhigo RW khayre hadana maysan noqon in uu yimaado garacad oo uu dhagax dhigo ,iyado bulshadda Puntland siyaabo kala duwan uga hadleen.

Siyaasi Cali Warsame ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in uu Khayre imaan waayo garacad oo si weyn looga sugayaay in uu dhagax dhigo dekadaas.

Wuxuu sheegay in looga bahanyahay khayre in uu shacabka Puntland u sheego sababta dhabta ee uu imaan wayaay garacad oo laga sugayaay.